Doorasho Natiijadeeda lasii og yahay oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusomareeb

Waxaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada labada kursi ee ugu dambeeya kuraasta uu ka kooban yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Doorashada labada kursi ee maanta ka dhaceysa magaalada Dhuusomareeb ayaa ah mid aan xiiso badan laheyn, waana doorasho lasii ogyahay shaqsiyaadka lagu … Continue reading Doorasho Natiijadeeda lasii og yahay oo maanta ka dhacay magaalada Dhuusomareeb